Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Heshiis Isfaham La Saxeexatay Dhigooda Ethiopia

0
525

Addis Ababa (Hargeisa Press) – Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa heshiis isfaham la saxeexatay dhigooda dalka Ethiopia, heshiiskaasi isfaham ayaa ku saabsan horumarinta Warbaahinta.

Heshiiskan labada dhinac dhexmaray ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia.

Waxaana sidoo kale ay ka wadahadleen sidii ay uga wadashaqayn lahaayeen sii xoojinta xidhiidh dhexmara Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo Wasaarada Warfaafinta ee Jamhuuriyada Dimuqraadiga Federaalka Ethiopia (Ethiopian Broadcasting Corporation EBC).

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here