Hargeisa (Hargeisapress)- Wariyaha caanka ah ee ka hawl geli jiray Idaacada laanta afka Soomaaliga ee BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa waxa uu si qoto dheer ugaa waramay dhacdo cajiiba oo uu magaalada Boorama uu ku arkay.
WARIYE: XAMSE JIRDE
HARGEISA PRESS.COM
OFFICE HARGEISA