Warbixin: Xanuunka Covid-19 oo Somaliland Si Weyn Ugu Faafay

0
388

Hargaysa (HP): Xukuumada oo gacmaha laabatay, cusbitaalka Hargeysa oo ay buux dhaafiyeen dadka uu soo ridanayo Covid-19, dhimashada oo kor u socota iyo xaalada khatarta ah ee shacabku wajahayaan.

Dawlada oo aan wax talaabo ah qaadin, Wacyigelin la,aan, xayiraado lagu xakamayno cudurka oo aan jirin iyo masuuliyad daro weyn ayaa mar kale galaafanaysa nolosha dadka Somaliland.

https://youtu.be/yTCJQKy789w

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here