Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxa lala yeeshay waraysi su’aalo lagu waydiiyey qodobo dhawr ah oo dalka ka taagan.
Waxaana madaxwayne ku xigeenka qodobada su’aalaha laga waydiiyey kamid ah abaaraha baahsan ee dalka ka jira,doorashooyinka dib u dhacay iyo arrimo kale.