Daawo Muuqaal: Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Go`aan Ka Gaadhay Khilaafkii Siyaasadeed Ee Mucaaridka Iyo Muxaafidka.

0
1117

Hargeysa, (HargeisaPress) — Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa saaka laashay go’aankii ay ku heshiiyeen xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee ku saabsanaa xiliga doorashadu dhacayso.

Maxkamada ayaa meel marisay go’aankii ay hore usoo saareen golaha guurtida Somaliland ee ay xisbiyada mucaaradkuna diidanaayeen .

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here