Walidiinta Dhalay Dhalinyaradii Saarnaa Doontii Lagu Duqeeyey Xeebaha Dalka Yemen Oo Xukuumada Somaliland Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyey

0
1061

Burco,(HargeisaPress) —Waalidiinta dhalay dhalinyaradii saarnaa Doontii diyaaraddu ku duqaysay xeebaha Dalka Yamen oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Burco ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda Somaliland,waxaana ay fariin u direen masuuliyiinta dalka Yamen oo ay ugu baaqeen inay aasaan maydadka caruurtooda diyaaraddu duqaysay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here