HARGEISA , (HargeisaPress) —Waftigii ka soo kicitimay dawlada Somalia ee u socday inay gurmad gaadhsiiyaan dadka walalahooda ee abaarta baahsani ku saamaysay gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa manta deeq lacag ah oo dhan Hal Miyan Oo Dollar Ku Wareejiyay madaxwayne ku xigeenka Somaliland.
Waxaana deeqdan lacagta ah ay waftiganu ugu tallo galeen in wax loogu qabto dadka walaalahooda ee ay abaartu ku saamaysay gobolada iyo degmooyinka dalka.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa