Waa arin Fiican in Xisbiga KULMIYE uu Musharax Madaxwayne ka Dhigo Prof Axmed ismaciil Samatar

0
1065

Fursad muhiima ayay utahay xisbiga kulmiye in uu musharax madax wayne kadhigo profer Axmed ismaciil samatar waana arin la odhan karo waa taariikhi waana dhaxalgal Taasi oo katurjumi doonta sidii wacnad ee Mud. Riyaale uu xilka ugu wareejiyay Madaxweyne siilaanyo oo ahayd arin taariikhiya tana taas oo kale ayay lamid noqondoontaa Burburka kumiyana way bogsiin kartaa bulshobadana waykasban doonaan talada dalkana marlabaad iyo marsadexaad bana way kuguulaysan doonaan ee (Talo waa mar garan waa iyo mar aanad gaadhayn ) waxaan leehay yay fursadaasi daycmin.

 

By: Muhdin Sheikh Yusuf  Ayanle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here