Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuulyiinta Wargeys-ka Foore oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga hor yimadeen xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xayiraad oo ay saaka ku riday maxkamada gobalka Maroodi-jeex.
Home Latest News Ururrada Saxaafadda Iyo Xuquuqal Insaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Xayiraadda Wargeyska FOORE