Urur Siyaasadeedyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Muranka Doorashadda

0
463

Hargaysa (HP): Qaar ka mida hogaamiyeyaasha urur siyaasadeedyada cusub ee Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan furista ururrada.
Guddoomiyeyaasha labada urur ee kala ah Hilaac Pro. Axmed Ismaaciil Samatar, iyo Waaberi C/rasaaq Ataash, oo maanta warbaahinta kula hadlay ayaa in aanay ogolaanaynin saddexda xisbi ay keligood tashadaan.
Waxaanay labadan masuul soo jeediyeen in urur siyaadadeedyadda cusub laga qayb gelayo xalinta muranka ka taagan furista ururada.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here