Wasiir Toorno Oo Ka Warbixiyay Heerka Waxbarashadda Dalku Marayso

0
1130

Hargaysa (HP): Guddi hoosaadka arrimaha bulshadda ee golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan xog waraysi ah la qaatay wasiirka waxbarashadda.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka waxbarashada ayaa la xidhiidhay sidii uu wasiirku warbixin uga siin lahaa halka ay marayso waxbarshada dalku.
Waxaana faahfaahin ka bixiyay kulankaasi kadib guddoomiyaha guddi hoosaadka arrimaha bulshada ee golaha Guurtidda iyo wasiirka waxbarashadda.
Daawo Hadaladii xildhibaanka iyo wasiir Toorno:


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here