Tifaftiraha BBC Mary Herbal oo Kormeer ku Timid Wasaaradda Warfaafinta + Muuqaal

0
764

HARGEISA, (HargeisaPress) —Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal, ayaa Booqasho ku Timi Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, waxanay kulan la qaadatay Masuuliyiin Wasaaradda Warfaafinta, Iyadda oo  Tacsi U Dirtay Ehelkii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Xasan CAWKE.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here