Telesom Oo 1500 Oo Booyadood Kaga Qayb Qaadatay Gurmadka Abaaraha

0
436

Hargaysa (GP): Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom ayaa 1500 oo booyado oo biyo ah kaga qayb qaadatay taakulaynta abaataha.
Kaalmadan booyadaha biyaha ayaa qayb ka noqonaysa gurmadka lagu caawinayo dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here