TABASHADII AWDAL REER SLN WAY KA HADLEEN BALSE MADAX DHAQAMEEDKA AWDAL IYO XILDHIBAAN AYAANLE MAXAY KA ODHAN HADALKA MUQDISHO

0
985

aadan wali 3MAQAALKAN WAXA AAN U QAATAY INAAN QORO ARIN TAN IMIKA AAD LOOGU HADAL HAYNTA BADAN YAHAY EE SULDAAN WEBER IYO CABASHADA ODAYAASHA SALAADIINTA REER AWDAL AY U GUDBIYEEN MADAXWEYNE AXMED SIILAYO HADABA ARINTANI WAXAY U BAAHANTAHAY INAAN KALA QAADNO OO AYNU LABA U KALA JABINO INAGOO KU EEGAYNO IDHO CAAFIMAAD QABA OO AYNAAN KU XAD GUDBAYN CIDNA HADABA AAN KU HORAYNO TABASHADA SALAADIINTA QIIMAHA LEH EE REER AWDAL

TABASHADA

TABASHADA SALAADIINTA REER AWDAL WAA WAXA AY XAQ U LEEYIHIIN INAY KA HADALAAN OO AY KOLBA CIDA HOGAANKA HAYSA U GUDBIYAAN WAAYO QARANKAN WAA KII AY DHISEEN REER AWDAL CIDNA MARTI UGAMA AHA LAAKIIN WAXA AYNU IS WAYDIINAYNAA MIYAA LAGU CELIYAY MISE WAA LAGU DIIDAY ANI SIDA AY ILA TAHAY TABASHAN HADA TAALA EE 24SANO KADIB AXMED HORTAAL WAXAY LEEDAHAY CULAYSKEEDA SIDAAS OO AY TAHAY WAA AQBALAY MADAXWEYNUHU ISAGA OO QIRAYA INAY YIHIIN UDUD DHAXAADKII QARANKAN SOMALILAND MA UU ODHAN MA ANAAD ILA SUGAYSEEN INTAAS OO MADAXWEYNE AYAA IGA HOREEYEE MUU ODHAN ODAYAASHU LAFTOODU WAXA AY INOO SHEEGEEN INUU MADAXWEYNUHU SI FIICAN U QAABILAY DADKAN AY WALIBA UGA DIGEEN INAYNA DHEX ORDIN EE AY KA SUGAYAAN CABASHDOODA INUU WAXA KA QABTO MADAXWEYNE SIILAAYO ARINTA OO U TAALAY CIDWALBA HADAY TAHAY MUCAARID IYO MUXAAFIDBA INAY XALIYAAN OO AANAY DADKA KU XIIJIN   OO AYNA KA DHIGIN  IN  XUKUUMADU KA DHAGO ADAYGDAY TABASHADA ODAYAASHA HALKII XISBIYADA MUCAARIDKU KA FAA’IIDAYSAN LAHAAYEEN HADAY XUKUUMADU KU GUUL DARAYSATAY ILAYN IYAGA AYAA COD RABEE INAY KA FAA’IIDAYSTAAN OO AY HESHIIS LAGALI LAHAAYEEN ODAYAASHA REER AWDAL

BALSE MAY GARAN SIDA AY  XISBIYADU U MAAREEYEEN LAHAAYEEN  ARINTAN WAXAYSE NOQOTAY INAY KA DHIGAAN MASHRUUC XUKUUMADA LAGU XUMEEYO BALSE WAXAY HILMAAMEEN INAY IYAGU U HADLAAN SIDII AY KA QANCEEN INAY MAR UUN HOGAAMIN DOONIN  DALKA  OO ISUNA ARKAYN INAY YIHIIN ASXAAB QARAN OO COD IYO TAAGEEYO KA DOONAYSA SHACBIGA SLN BAL HADA HADALADA RAGA GAARKII AY KU HADAAQAYAAN EEG DALKII  WAXABA KAMA JIRAAN XUKUUMADANI WAY BAABIISAY HADII DALKU BAABA’O HALKEED DOONAYSAA INAAD KU TARTANTO MIYAANAY ARINTAN AWDAL IDINLA CUSLAYN OO AYDAN OGAYN INAY YIHIIN LAFDHABARTII SLN OO AAN U BAAHNAYN IN SHAASHADAH LAGAGA HADLO BALSE AY YIHIIN DAD CODKOODA KU BA DALI KARA CIDA AY KA WAAYAAN WAXA AY XAQ U LEEYIHIIN HADABA WAXAAN LEEYAHAY MADAXWEYN AXMED HADII ARINTAA WAXA KA QABTO MA U HANBALYAYNAYSAAN MISE WAXAYDU ODHAN CIDKALAA QATAN BAL TAASI WAANU SUGI IINSHA ALLAA

SULDAAN WEBER IYO MAAYARKII HORE

ARINTANA AY KU DHAWAAQEEN AMA UU KU DHAWAAQAY SULDAAN WABER WAA ARIN KA DUWAN OO N SHAQO KU LAHAYN TABASHADA REER AWDAL IYO MADAX DHAQAMEEDKOODA WAA ARIN AY SOO ABAABULEEN CADAWGA SLN EE SHALAY ISU DIRAY DADKAN WADA DHASHAY EE INAN IYO ABTIGII AH WAA ARIN UGUB KU AH REER SOMALILAND REER AWDALNA UU KA DHIGAYO DAD GU’NA OO ABAALKOODII KA DHIGAYA INAY DALKAN IYO DADKAN TOOJAR KAGA DHIGAAN OO AY BAABIIN KARAAN WIXII AY U SOO DHABAR ADAYGEEN ARINTAN WAXA KA SHAQEYAY CADOWGII SHALAY ISU DIRAY DADKAN ABTIGA IYO ILMAAMTIGA ISU AH OO DOONAYA INAY TII MUQDISHO TAALAY U SOO RARAAN SLN DADKA MAANTA IYAGA OO IS JECEL JAAMACADAH WADA DHIGTA IS TAAKULEEYA WALAALNIMO KA DHAXAYSO IN FIDNO LA KALA DHEXDHIGO HADABA SULDAANAK OO AANAY KU HABOONAYN INUU ICLAAMIYO INUU DAGAAL ABAABULO DAJIN MOOYEE AYAAD WAXA AAD ARKAYSAA XILDHIBAANO QARANKA KU JIRA OO IYAGU DAWLADA SI FUDUD UGU DHALEECAYNAYA TALAABOOYINKA AYA KA QAADAY C IDA QARANKAN WIIQAYSA EE DHIBTA U HORSEEDAYSA ARINTAN WADAL WAA GOBOL NABDOON BUURAHA GOBOLKUNA NOQON MAAYAAN GALGAL HADABA YAANAY MUCAARID NIMADU INALA TAGIN HADII AYNU NACAYBSHE U QABNO SILAAYO QARANIMADA AYAYNAAN U TUURI EE AYNU MEEL UGA SOO WADA JEESANO CIDII WIIQAYSA JIRITAANKA U MADAN MAANTA WAXA AAD ARKAYSAA QOLOOYIN SHEEGANAY INAY TAAGEETSAN YIHIIN SULDAANKA OO QABIIL CAAYAYA BAL U FIIRSO CURFI IYO CUQDAD MOOYE WAXA KALE ABUURI MAYSO HAL DAJIYO

GABAGABO IYO TALO KU SOCOTA  AWDAL IYO SOMALILAND TAKALE

WAXA MAANTA CADAATAY MARKAY SOO DHEX GASHAY DOWLADII SOMALIA ARIMAHA SOMALILND INAY SULDAAN WEBER IYO XERTISU OO BARYHAN BA IYAGU HADAL HAYAY SIIMOODI OO AAN CABSHAD KU JIRIN AY HORSOCDEEN CADAWGA SOMALILAND WAYO SHIRKADAN SIIMOODI JOOGTA LABASANO AYA JOOGTAY CABASHADEEDA LAMA MAQAL TAKALE GOORMAY SOMALILAND BEELO BEELO KU DUULA NOQOTAY  WAA ARIN LAGU ABUUROYO WIXII BARI HORE DADKA KALA GAADHAY OO MAANTA KA DHIGAN SIDA UU WABAR IYO KOOXDIISU U SOCDAAN IN DIB LOO BILAABO IYADA OO U EEG INAY TAHAY BARIGIINA WAKAA IDINA DHABARKA KAGA DUFTA BASLE DADKII REER AWDAL AYAA LASUGI

WAXA KALE OO IYADANA LA SUGAYAA BAL ARINTAN DAWLADA SOOMAALIA INAY KA HADALAN DADKA REER AWDAL IYO MADAXDHAQAMEEKII REER AWDAL IYO XILDHIBAANADII REER AWDAL OO AYAALE U HOREEYO WAAYO REER AWDAL QARANKAN AYAY LEEYIHIIN MAAH MID AY XAMAR KAGA CABANAYAAN WAY DHAAFTAY HALKII LA EEGANAYAY OO WAXA LA RABAA IN ARGAGIXISADU KA FAA’IIDAYSATO OO FAWDO FURANTO SHACBIGA SOMALILAND TABASHADA AWDAL WAY TAAGEEREEN BASLE RER AWDAL WAXA AY KA IDHAAHDAAN WAA LASUGI ARINTA MUQDISHO SHABKA SOOMALILAND HA DIYAAR GAROOBAAN DALKII DUULAAN AYAA LAGU YAHEE XISBIYO IYO DAWLAD IYO SHACABA BUURAHA AWDALNA NOQON MAAYAAN GALGAL.

 

Qalinkii: Aadan Maxamed Xaaji aadan weli
Gabilay,Somaliland
Email: aadanswali@live.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here