Ogaysiis: Maamulka HargeisaPress Oo Akhristayaasha Raaligelin Ka Siinaya Hakad Galay Hawlihii Shabakadda Labadii Maalmood Ee U Dambeeyey.

0
1004

HargeisaPress —Maamulka Shabakadda HargeisaPress waxa uu ka raaligelinayaa akhristayaasha sida joogtada ah ugu xidhan, in labadii maalmood ee u dambeeyey ay u hakadeen wararkii shabakadu hawl dayactir ah oo laga waday gudaha shabakadda HargeisaPress.
Waxaana aanu idiin balan qaadaynaa in hawlihii warbaahineed ee aanu idiin haynay aanu u gudan doono sidii hore iyo si kasii sareysaba.

Mahadsanidiin
Hargeisa,Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here