Sucaad Carmiye Oo Ka Hadashay Shirkii Aragti Wadaaga Soomalida Ee Ka Dhacay Djibouti

0
1638

Hargeysa , (HargeisaPress) — Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye) oo ka mid ah Haweenka Aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka warbixisay shirkii aragti wadaagga Soomaalida oo ay kaga qayb gashay dalka Jabuuti, Islamarkaana lagaga hadlayay arimaha Soomaalida.

Qaar ka mida haweenka Caasimadda Hargeysa oo si weyn ugu soo dhawaynay Garoon Diyaraadaha Cigaal International Airport Sucaad Carmiiye oo dib ugu soo labatay dalka maanta kadib marki ay soo dhameeystay safar shaqo oo ay ugu maqnaayd dalka jabuuti,

LEAVE A REPLY