Hargaysa (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa ka hadlay xuska maalinta deegaanka adduunka oo sanad kasta dunida laga xuso 5ta bishan May oo maanta ku beegan.
C/naasir Axmed Xisri, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay un aanay sanadkani qabanaynin munaasibadihii lagu xusi jiray maalinta deegaanka adduunka.
Sababo ay ka mid yihiin doorashooyinkii dhawaan dalka ka dhacay oo weli ay ku dhawaaqistoodu socoto iyo caabuqa Covid-19 oo isna weli xaaladiisu taagan tahay.
DAAWO: AGAASIMAHA OO XUSKA MAALINTAASI KA HADLAYA:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.