Burco, (HargeisaPress) —Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Gen. Maxamed Cismaan Xudhuun oo socdaal shaqo ku jooga xarunta Goolka Togdheer ee Burco ayaa ka warbixiyey xaalada maxaabiista Xabsiga dhexe ee Gobolkaasi oo dhowaan qaar ka mid ahi u dhinteen cudurka shuban biyoodka.