Somaliland: Qalinjebinta Mac-hadka Shaqaalaha Dawladda, DAAWO

0
697

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad loo qabtay Qalin jebinta sagaashan Arday oo ka wax ka baratay Mac-hadka shaqaalaha Dawladda ee Magaalada Hargaysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here