Somaliland oo Dib Celisay Dad U Dhashay Soomaaliya

0
2163

Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta dalka ka ambabixisay oo ka soo laabtay wadanka Yemen kuwaasi oo u dhashay Soomaaliya.

Dadkan ay xukuumadda Somaliland dib ugu celisay Soomaaliya, ayaa waxaa ay tiradoodu ahaayeen134 qof.

Dadkan, ayaa si iskooda uga soo noqday wadanka aanu jaarka nahay ee Yemen iyagoo laba cisho ka hor uun ay doontii siday ku dajisay dekeda magaalada Berbera.

Waxaanay dowladda Somaliland u fududaysay inay dalkoodii dib loogu celiyo halka 15 qof oo u dhashay dalka jamhuuriyada Somaliland dib u dejin loogu sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here