Somaliland: Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan Cusub oo ku Soo Biiray Golaha Guurtidda

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudane Axmed C/llahi Cali Xuseen ayaa maanta loo dhaariyay inuu ka mid noqdo  Golaha Guurtida Somaliland.

 

 

Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed  maanta ka  soo baxay  Maxkamadda Sare. kaas oo  u dhigna sidan:

 

 

Ujeedo: Dhaarin Mudane

Tixraaca sumadeedu tahay CG/JSL/10/01/2016 Ee ku taariikhaysan 23/01/2016,kuna saabsan buuxin xubin ka Banaanaatay Golaha guurtida ee uu noosoo qoray Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL.

 

Guddoomiyaha maxkamadda sare: waxaa uu manta oo ay taariikhdtu tahay 24/01/2016 ku dhaariyay mudane Axmed C/llahi Cali Xuseen Dhaarta Ku xusan Qodobka 129 aad ee Dastuurka JSL, laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 24/01/2016. Saacaduna tahay 09:50 wuxuu ka mid noqonayaa Mudanayaasha Golaha Guurtidda JSL.

 

 

 

ALLAA    MAHAD   LEH.

Prof: Aadam X. Cali Axmed

Gudoomiyaha maxkamadda sare JSL.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here