Somaliland iyo Jabuuti Oo Heshiis Dhinaca Biyaha ah Kala Saxeexday

0
482

Hargaysa (HP): Wasaaradda biyaha Somaliland ayaa maanta heshiis la saxeexatay dhigeedda dalka jamhuuriyadda Jabuuti.
Heshiiskaasi waxaa dhinaca Jabuuti u saxeexay wasiirka Kalluumaysiga, biyaha iyo xanaanadda xoolaha oo maalmahanba safar shaqo ku jooga Somaliland.
Halka dhinaca Somaliland na uu u saxeexay wasiirka biyaha Maxamed Muuse Diiriye.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here