Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Degmada Daarsalaam Maxamed Axmed Kibaar ayaa, sheegay in manta galinkii Dambe ay ka soo saareen Ceel ku yaala Deegan Aanayo oo ka tirsan degmada daarsalaam Mayidka gabadh ilaahada lama aqoonsan waxaa maamulka degmadu ku hawlanyihiin raadinta ehelkii mayidka gabadha
Gudoomiyaha Degmada Daarsalaam waxuu ugu baaqay bushada ku dhaqan deeganka Anajo
,hadii ay jirto cid garanasaa inay la soo xidhiidho maamulka degmada oo hada gacanta ku haya mayidhka gabadhaasi laga helay ceelkan ku yaal deeganka Anayo ceelkan oo ku yaala beer biyood ayaa, ilaahada aan la xaqiijin sababta keentay inay ku dhacdo iyo mudad ay ku jirtay.
Siciid Xuseen Yusuf — HargeisaPress