Somaliland: 41 Shaqaale Dawladeed ah Oo Tababar Loo Soo Xidhay

0
533

Hargaysa (HP): Machadka tababarka shaqaalaha dawladda ee Somaliland ayaa 41 ka mida shaqaalaha dawladda waxay u soo gebagabeeyeen tababar la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo istcimaalka tignoolajiyadda IT-ga.

Xubnahaasi shaqaalaha ah oo muddo todobaad ah uu tababarku u socday ayaa lagu barayay culuumta la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo adeegsiga kombuyuutaradda xiliyadda ay shaqadda dawladda ku jiraan.

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here