Hargaysa (HP): Machadka tababarka shaqaalaha dawladda ee Somaliland ayaa 41 ka mida shaqaalaha dawladda waxay u soo gebagabeeyeen tababar la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo istcimaalka tignoolajiyadda IT-ga.
Xubnahaasi shaqaalaha ah oo muddo todobaad ah uu tababarku u socday ayaa lagu barayay culuumta la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo adeegsiga kombuyuutaradda xiliyadda ay shaqadda dawladda ku jiraan.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.