Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarida Ah Ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay In Sirtii Somaliland Halis Ku Jirto Isagoona Sheegay In Wax Walba Ay Oo Sir Ah Ay Djibouti Hayso.
Faysal Cali Waraabe Ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Joojiso Kootada Ay Ganacsigii Isgaadhsiinta Ugu Xidhay Shirkado Gaar Ah sida SOMCABLE oo kale , Islamarkaana Ay Haboon Tahay In Tartan Loo Galo.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa