Shir Lagaga Hadlayo Adkaynta Amaanka Iyo Horumarinta Khayraadka Baddaha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furmay

0
1138

Hargeysa,(HargeisaPress) — Shir lagaga hadlayo sidii loo adkayn lahaa amaanka iyo horumarinta khayraadka badaha Somaliland isla markaana looga hor tagi lahaa falalka budhcad badeed ayaa ka furmay magaalada Hargeysa.

Waxaana shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah qabsoomidiisa iska kaashaday xafiiska xidhiidhka ka hortaga budhcad badeeda ee Somaliland iyo urur goboleedka IGAD.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here