Hargeisa, (HargeisaPress) — Shacabka ku dhaqan degmada wajaale iyo magaalada gabiley ayaa maanta soo dhawayn balaadhan ku qaabiley wafti wasiiro oo ah safar ku tagay dalka itoobiya iyo wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo muddo u xidhnaa dawlada kililka shanaad oo dib u helay xoriyadiisii.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP