Sawirro: Israa’iil oo Garaacday Gaza, Ka Dib Markii Xamaas Ay Weerartay

0
487

Gaza (Hargeisa Press)- Israa’iil, ayaa dhowr jeer duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday marinka Gaza ee go’doomiyay ka dib markii kooxda hubeysan ee Falastiiniyiinta ee Xamaas ay bilaabeen howlgal milateri oo dhulka iyo cirka ah oo aan hore loo arag oo ka dhan ah Israa’iil.

Saraakiisha caafimaadka ee marinka Gaza, ayaa sheegay in ugu yaraan 198 falastiiniyiin ah lagu dilay weerarada cirka ee Israel, iyadoo in ka badan 1,600 ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca Israa’iil, mas’uuliyiintu waxay sheegeen in dhimashadu ay gaadhay ugu yaraan 100 qof, iyadoo boqollaal kalena ay ku dhaawacmeen.

Falanqeeyayaasha, ayaa sheegaya in dabeecadda weerarrada Xamaas ee Israa’iil ay tahay mid aan hore loo arag sannadihii la soo dhaafay, isla markaana ay wax ka beddeli karto muuqaalka colaadda.

ISRAEL-PALESTINIANS/

Israel Palestinians

ISRAEL-PALESTINIANS/

Israel Palestinians

ISRAEL-PALESTINIANS/

Palestinian groups and Israeli forces clash in Gaza

ISRAEL-PALESTINIANS/

Scenes of Al-Shifa Hospital in Gaza City

ISRAEL-PALESTINIANS/

Israel Palestinians

ISRAEL-PALESTINIANS/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here