Berbera (HP): Masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo ka degmadda Berbera ayaa maanta xadhiga ka jaray Sariibad cusub oo laga hirgeliyay magaaladda Berbera.
Sariibadani oo u gaar ah dadka ka ganacsadda Caanaha waxaa hirgeliyay dawladda hoose ee Berbera iyo haayadda GIZ.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.