Sadex Caruura oo Walaalo Ah oo Ku Naf Waayay Guri Ku Gubtay Boorama

0
976

Boorama (Hargeisa Press)- Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegayaan in Sadex caruura ah ay ku Naf waayeen Guri maanta ku gubtay Magaalada Borama.

Saddex caruurta ah ayaa waxa ay ahaayeen walaalo sida ay noo xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahi.

Geesta kale, Dabkan ayaa gabi ahaanba wuxuu baabiiyay gurigaasi ay Caruurtu ku dhinteen iyadoo dhibaato baaxad leh u gaystay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan

Hargeisa Press.com/Boorama Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here