Qaar Ka Mida Kalluumaysatadda Berbera Oo Loo Qaybiyay Qalab Kalluumaysi

0
836

Berbera (Hargeisa Press.om): Urur ka shaqeeya arrimaha dhaqaalaha oo kaashanaya dawladda hoose ee Berbera ayaa maanta qalabka kalluumaysiga u qaybisay 22 ka mid kalluumaysatadda magaaladda Berbera.

Qalabkan waxaa ka mida nooca loo yaqaano GPRs-ka oo lagu ogaan karo meesha ay doontu marayso marka ay Baddweynta ku dhex jirto iyo qalabyo ka mid kuwa kalluumaysiga.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

https://youtu.be/khB6JhiZ7dg

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here