Muqdisho (HP): Xildhibaanno iyo siyaasiyiin ka soo jeedda Somaliland ee ka tirsan goleyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilo u jeediyay raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi, xildhibaan Cabdi Ismaaciil Samatar, iyo xubno kale oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in raysal wasaaruhu uu si sharciga baalmarsan u soo xulay xubnaha ka dhigan xildhibaanadda woqooyi.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.