Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Loolanka Adag Ee Dhex Maraya Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE Walaac-na Ka Muujiyey In Doorashada Madaxtooyadu Dib U Dhacdo

0
1013

Hargeysa,(HargeisaPress) —Siyaasi Cali Gurey oo ka mida xisbiga Kulmiye ayaa ka hadlay loolanka adag ee dhinaca siyaasaadda ah ee mudooyinkii u danbeeyey dhex marayay masuuliyiinta xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE,sidoo kalena waxa uu walaac xoogan ka muujiyey in doorashada madaxtooyadu dib u dhacdo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here