HargeisaPress — Intii aan uso joogay Meher kani wuxuu noqday mid ka duwan kana qurux badan si gaara ayuu indha dadka iyo qaluubtooda uso jiidanayay waxay dad badan ku raaxaysanayeen oo ay indhaha la sii raac-raacayeen Dhaqankeenii Hidaheenii iyo waliba Fardo aad u qurux badan oo si heersare ah loogu so galbiyay Caruuska, sidoo kale Dhalinyarro aad u qurux badan Labiska ay xidhnaayeena uu ahaa kabo sandal ah Macawis go’ shaala Hangool iyo Warrmo wuxuuna ahaa meher aan noociisa wali loo arag Maasha Allaah.
Abdirahman Dheegsan iyo Sahra_Awil waxan leeyahay isku waara oo Ubad khayr qaba kala hella.Baaraka Laahu Laka Wa Baraka Calayka Wa Jumaca Baynakum Aw Filkhayr….
………………………………………………………………………………………………………
Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Abdirahman Dheegsan iyo Sahra_Awil Oo Mehrkoodu ku qabsoomay magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com