Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka waxbarashada Somaliland iyo gudoomiyaha imtixaanaadka Qaranka Somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday tirada ardayda saaka u fadhiistay imtixaanak Shahaadiga ah ee saaka ka bilaabmay dalka Somaliland.
Home Latest News Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Iyo Guddiga Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday...