Hargeysa (HargeisaPress) —Wasiirka ganacsiga Somaliland,agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo xildhibaan ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey hadalo eedaymo ah oo shalay kazoo yeedhay xildhibaan Siciid Cartan oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.
Home Latest News Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedaymo Xildhibaan Siciid Cartan...