Mashruucii Biyo Balaadhinta Magaalada Hargeysa Oo Istaagey Iyo Sababaha Lala Xidhiidhinayo Inuu Istaago Mashruucani

0
1268

Hargeysa,(HargeisaPress) —Mashruucii Biyo balaadhinta magaalada Hargeysa oo uu ku baxayay hirgalintiisa qadar lacaga oo dhan 50 Milyan oo Dollar ayaa gabi ahaanba istaagay,waxaana mashruucani inuu istaago lala xidhiidhinayaa khilaaf soo kala dhex galay shirkadihii gacanta ku hayey hirgalinta mashruucani biyo balaadhinta ah.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

advertisements

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here