Hargaysa (HP): Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), oo ka mida culimadda Somaliland ayaa maanta deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ka dhagax dhigay in ka badan Lixdan ceel-biyood.
Kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 68 ceel biyood, waxaa ku soo tabarucay haween qurbe joog ah oo reer Somaliland ah. Iyadoo ay sadaqo ahaan ugu bixiyeen waalidiintoodii.
DAAWO: WARKAASI:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.