Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya Dalka Ingiriiska Amb David Concar, markii shirkaasi soo dhamaadayna waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire iyo Safiirka.
Home Latest News Madaxweyne Silaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Somaliland iyo Soomaaliya u fadhiya...