Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Qaybta Ka Ah Mashruuca JPLG-ga.

0
769

Hargeisa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa galabta kulan ballaadhan la qaatay guddida Wasiiradda ee mashruuca maamul-daadajinta dawladaha hoose ee JPLG-ga.

Kulankan oo ah kii saddex biloodlaha ahaa ee guddida JPLG-ga iyo madaxweyne ku-xigeenku yeeshaan ayaa lagaga dooday sidii loosii dar-dar gelin lahaa mashruucaasi oo ah mid muhiim u ah deegaanadda uu ka socdo.

Waxaana si gaara kulankani loogu lafo guray labadii waji ee hore oo min 5 sannadood ahaa wixii qabsoomay, waxa dhiman iyo waxa qabyo tir u baahan.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here