Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta warbixin ka dhagaystay gudidii iskugu jiray salaadiinta iyo golaha guurtida ee uu u xil saaray xalinta shaqaaqadii deegaanka dharkayn geenyo ku dhex martay labada belood ee walaalaha ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP