Hargeysa (Hargeisa Press.com): Madax-dhaqameedka, Salaadiinta iyo Gudida Qoryaale ee Deegaanka Bariga Hargeysa ayaa si wada jira baaq uga soo saaray, Biyo la’aan baahsan oo soo food-saartay Deegaanada Sabawanaag iyo Cadaadley.
Madax dhaqameedkan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargaysa ayaa sheegay in bulshadda ku nool xaafadaha bariga Hargaysa aanay wax biyo ah helin.
Halkan Ka Daawo Madax dhaqameedka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland.