“Maayarka waxaan waydiinayaa xisbiyadda mucaaradku ma xaafadaa mise waa xisbiyo qaran…” siyaasi Bookh

0
531

Gabiley (HP): Masuuliyiinta iyo Xildhibaanada xisbiga Waddani ee Gabiley ayaa ka jawaabay hadalo shalay ka soo yeedhay maayarka Gabiley.
Waxaanay masuuliyìintaasi fariin u direen  madaxwayne Biixi, iyo maayarka Gabiley, oo xisbiyadda mucaaradka ah ku eedeeyay in ay dabada ka riixayaan xeerka midaynta cashuuraha ee golaha Wakiiladda hor yaalla.

Xoghayaha xidhiidhka goboladda iyo degmooyinka ee xisbiga Waddani Maxamed C/laahi Jaamac (Bookh), iyo xildhibaan Cabdi Cali, oo ka tirsan golaha degaanka Gabiley, iyo masuuliyiin kale oo maanta warbaahinta Gabiley kula hadlay ayaa arrintaasi ka jawaabay.

DAAWO: Shirkaasi Jaraa’id:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here