Gabiley, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amin Cumar iyo Agaasimaha hay’adda IRADA Axmed yasin Muxumed, Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Rasmiya U Furay Ciyaarta Loo Yaqaano 3×3 Basketball, Waxaa sidoo kale iyaguna halkaasi ka hadlay Xildhibaan Cabdisamed Ciidle Cali(Cabdi Xabeeb) oo soo dhaweeyay tartankan ugana mahad celiyay hay’adda IRADA oo iyadu maalisay.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa