HARGEISA, (HargeisaPress) — Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland iyo Madaxdii kala dambaysay ee wasaaradda maaliyadda ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasaaradaasi oo deeq waxbarasho Jaamacadeed ku soo dhamaystay jaamacada mount Kenya ee Dalka Kenya.
Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa