Liiska 10-ka Arday Ee Ugu Sareeya, Dugsiyada Dawladda, Kuwa Gaarka Loo Leeyahay iyo Magacyada Ardayda, Dugsiyada iyo Gobolada + SOS

0
1199

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada Imtixaanadka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka dhammaaday oo ay u fadhiisteen in ka badan 23 Kun oo arday oo dugsiyada sare iyo kuwa dhexe iskugu jira.

Maamulka ayaa ku dhawaaqay natiiijada ardayda ugu saraysa sanadkan iyagoo kala saaray ardayda ugu saraysa dugsiyada dawladdu maamusho, kuwa ugu sareeya kuwa gaarka loo leeyahay iyo dugsiga SOS oo dhammaantood laga soo qaatay tobanka Arday ee ugu sareeya.

Korodhka Ardayda iyo dugsiyada u fadhiistay Imtixaanka sanadkan iyo sanadkii hore:-

 

Iskuuladda dhexe ee sanadkii hore u fadhiistay imtixaanka ayaa ahaa 289 Dugsi, halka sanadkan ay u fadhiisteen323 Dugsi.

Dugsiyada sare ee sanadkii hore u fadhiistay imtixaanka ayaa ahaa 89 Dugsi

Halka sanadkan ay u fadhiisteen 97 iskuul.

 

Sanadkii hore tirada ardayda dugsiyada dhexe waxay ahayd Saddex iyo toban kun iyo saddex boqol(13300 Arday), halka sanadka ay u fadhiisteen Saddex iyo toban kun sagaal boqol iyo sideetan iyo shan(13985 Arday).

 

Dugsiyada Sare sanadkii hore waxay ahaayeen todoba kun iyo sideed boqol(7800 Arday), halka sanadkan ay ka yihiin  Sagaal kun saddex boqol iyo afar iyo konton(9354 Arday)

 

Liiska Ardayda ugu saraysa qaybaha loo habeeyay Iskuullada

Fiiro gaar ah: Ardayda qaar ayaa isku dhibco ah oo wada galay Kaalin islamarkaana isbedel ku samaynaya Lambarada 10-ka ah.

 

Tobanka Arday ee ugu sareeya Dugsiga SOS

Kaalinta Magaca Natiijada Iskuulka SOS
1.      Cabdiraxmaan Barre Muxumed Nuur 764
2.      Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax Khalaf 763
3.      Sacad Xaamud Muuse Cabdillaahi 755
4.      Cabdiraxmaan Xasan Managed Axmed 754
5.      Cabdiraxmaan Khadar  Yoonis Axmed 749
6.      Cabdicasiis Mawliid Cabdi Bade 747
7.      Rooble Siciid Maxamuud Maxamed 746
8.      Managed Cabdi Axmed Jaamac 744
9.      Cismaan Xasan Cismaan Yuusuf 743
10.   Samsam Axmed Maxamuud Cawad 741

 

Saddexda Hablood ee Dugsiga  SOS Ugu sarreeya;-

  1. Samsam Axmed Maxamuud Cawad.
  2.  Hodan Maxamed Ibraahin  Ciise.
  3. Nimco Muxumed Aw Saleebaan

 

Dugsiga Dhexe

Tobanka Arday ee ugu sareeya Dugsiga Dhexe

Kaalinta Magaca Natiijada Dugsiga Gobolka
1.       Nadiira Khadar Xasan  653 Al-khayr Maroodijeex
Cabdiqani Mustafe Nuur Jaamac 653 Al-rayaan M.jeex
3. Khaalid Cabdi Xasan Cadaad 652 Al-rayaan M.jeex
Hooda Xasan Salaan Cali 652 Ibnu-Qayim M.jeex
5. Samda Shabcaan Cabdi Cilmi 649 Al-huda M.jeex
6. Xamse Idiris  Sh. Cabdirisaaq Xaaji Siciid 648 Cigaal Gabiley
7. Najiib Cabdi Xasan Haybe 642 Al-khayr M.Jeex
Liibaan Cabdi Xuseen Haybe 642 Al-khayr M.jeex
Saamiya Cismaan Diiriye  Magan 642 Sh.Madar Institute
9. Layla Ismaaciil Shukri Cabdi 642 Al-rayaan M.jeex
9. Samsam Cumar Fadal 642 Al-huda M.jeex
9. Cabdiqani Ibraahin Cige Xasan 642 Qolombi Togdheer
9. Ayaanle Maxamuud Cabdi Xasan 642 Xuseen Miigane Awdal

 

 

Hablaha ugu sareeya dalka oo dhan ee Dugsiga dhexe

Kaalinta Magaca Natiiijada Dugsiga Gobolka
1 Nadiira Khadar Xasan Al-khayr Maroodijeex
2 Hoodo Xasan Salaan Cali Ibnu-Qayim
3 Samsam Shabcaan Cabdi Cilmi Al-huda
4 Saamiya Cismaan Diiriye Magan Sh.Madar
5 Samsam Cumar Fadal Ayman Al-huda
6 Layla Ismaaciil Shukri Al-rayaan
7 Habbi Ismaaciil Muuse Cali Al-rayaan
8 Hodan Managed Sheekh Xasan Ducale Al-huda
9 Nadiira Maxamuud Hurre Geeska Africa Togdheer
10 Caasha Ibraahin Xaaji Ciise Xuseen Miigane Awdal

 

 

Dugsiga Sare

Tobanka Arday ee ugu sareeya Dugsiyada Sare

 

Kaalinta Magaca Natiijada Dugsiga Gobolka
1 Cabdiraxmaan Maxamed  Cige Jaamac 756 Nuradiin Boys Maroodijeex
2 Maxamed Cismaan Aadan Guuleed 755 Imamu-Shafici Gabiley
3 Cabdillaahi Maxamed C/llaahi Xasan 748 Ubaya-Binu Kacab Awdal
3 Naciima Maxamed  Faarax Jaamac 748 Smart Togdheer
5 Shabcaan Maxamed Cali Illeeye 747 Imamu Shafici Gabiley
6 Hana Jaamac Cabdiraxmaan Xasan 740 Salaama M.jeex
6 Bashiir Jaamac Maxamuud Muuse 740 Dayaxa Togdheer
8 Cali Cabdi Jaamac Dabay 739 Dayaxa Togdheer
9 Deeqa Aadan Axmed Diiriye 738 Ileys M.jeex
10 Maxamuud Khadar Xasan Ducaale 737 Salaama M.jeex
10 Cabdifataax Sheekh Maxamuud Yuusuf Obsiiye 737 Ubaya Binu Kacab Awdal

 

Hablaha ugu sareeya Dugsiyada sare ee gaarka loo leeyahay

Kaalinta Natiijada Dugsiga Gobolka
1. Niciima Maxamed Faarax 748 Smart Togdheer
2. Hana Jaamac Cabdiraxmaan Xasan 740 Salaama Maroodijeex
3. Deeqa Aadan Axmed Diiriye 738 Ileys M.jeex
4. Nasiiha Xuseen Maxamuud Ducale 735 Smart Togdheer
5. Isra Axmed Haaruun Ismaaciil 732 Salaama M.jeex
6. Bahja Aadan Ibraahin Maxamed 730 Salaama M.jeex
7. Amran Axmed Maxamuud Cali 728 Salaama M.jeex
8. Saynab Axmed Maxamed Sarhaye 727 NuradinGirls M.jeex
9. Faadumo Cabdilqaadir Faarax Ayaanle 726 Dayaxa Togdheer
10. Najax Cismaan Maxamed Maxamuud 725 Smart Togdheer

 

10-ka Hablood ee ugu sareeya Dugsiyada dawliga ah ee sare

Kaalinta Magaca Natiijada Dugsiga Gobolka
1 Ifraax Axmed Maxamed Ibraahin 710 Quule-aadan Maroodijeex
2 Muuna Maxamed Xasan Jaamac 702 Gahayr Togdheer
3 Ikraan Cabdiraxmaan Maxamed  Cilmi 701 Quule-aadan M.jeex
4 Hoodo Maxamed Yuusuf Barre 688 Maxamuud A. Ali M.jeex
5 Kaltuun Cabdirashiid Maxamed Sulayman 685 Sheekh Bashiir Togdheer
6 Hoodo Siciid Samatar Dhible 682 Quule Aadan M.Jeex
6 Mahado Cabdi Xaashi Waabari 682 Boon Awdal
8 Aamina Ibraahin Faarax Maxamed 680 Samatar Baxnaan Buuhoodle
9 Aamina Cabdiraxmaan Ismaaciil Nuur 679 Gahayr Togdheer
10 Aasiya Cabdiraxmaan Cali Xirsi 678 Gahayr Togdheer

 

10-ka Wiil ee u sareeya Dugsiyada Sare ee Dawladda

Kaallinta Magaca Natiijo Dugsiga Gobolka
1 Xamse Cumar Maxamed Guuleed 725 Sh. Ibraahim Togdheer
2 Axmed Muxumed Maxamed Ibraahim 723 Quule Aadan M.jeex
2 Farxaan Cabdi Xaaji Diiriye gadale 723 Sh.Ibraahim Togdheer
2 Ciise Maxamed Bulaale Axmed 723 Muuse Yuusuf Sool
5 Maxamed-rashiid Axmed Maxmed Diiriye 718 Gahayr Togdheer
6 Cabdikariin Ismaaciil Cali Maxamuud 711 Maxamuud A.Cali M.jeex
7 Maxamed Aadan Axmed Cabdi 709 Dayib-guray M.jeex
8 Cabdirisaaq Baaruud Xasan Cigaal 708 Sh. Bashiir Togdheer
9 Nuur Aadan Xuseen Raage 707 Maxamuud A.Cali M.jeex

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here