Laascaanood (Hargeisa Press.com): Dawladda hoose ee Laascaanood ayaa soo saartay awaamiir lagu nidaaminayo gaadiidka dhex mara magaaladda, kadib markii bulshadu cabashooyin badan ka keeneen arrintaasi.
Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Maxamed, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyay in awaamiirtaasi ay si gaara ugu soo rogeen gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bijaajta.
Halkan Ka Daawo C/casiis Taarwale oo arrimahaas Ka Hadlaya:
https://youtu.be/GaOKa2pT-Xo
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office