Qalab Caafimaad Oo Lagu Wareejiyay Xarunta Hooyadda iyo Dhalaanka Arabsiyo

0
965

Arabsiyo (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta qalab caafimaad ku wareejiyay xarunta hooyadda iyo dhalaanka ee magaaladda Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

Qalabkaasi ayaa isugu jira shaybaadhka uur-ku jirta lagu baadho, daawooyin iyo noocyo kaloo qalabka caafimaadka lagaga shaqeeyo ah.

Waxaana qalabkan caafimaad wasaaradda caafimaadka Somaliland ku caawisay hay’adda GIZ ee dalka Jarmalka.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here