“KULMIYE iyo xukuumaddiisu way ka weyn yihiin in ay dad wax u soo dhiibaan…”

0
580

Hargeysa ((Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland, ayaa xisbiga Kulmiye iyo xukuumadiisa ka difaacay eedo ay u jeediyeen xisbiyadda mucaaradku.

Waxaanu sheegay in xisbiga KULMIYE iyo xukuumaddiisu ay ka weyn yihiin in dad wax u soo dhiibaan.

Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa tilmaamay in xisbiga Kulmiye aanay dhaqankiisa ahayn in ay cid wax u soo dhiibaan, balse ay leeyihiin badheedhe cad.

Wasiirka Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay munaasibad maanta lagu qabtay magaaladda Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here